Germany
-
England
Koox weyn oo Yurub ah oo ku adkaysanaysa inay gacanta ku dhigto saxiixa Mané xagaagan
(Yurub) 14 Maajo 2022. Wariyaha reer Jarmal ee Florian Plettenberg ayaa shabakada Sky Sport u xaqiijiyay in Sadio Mane uu yahay…
Read More » -
Germany
Lewandowski oo ku wargeliyay Bayern Munich go’aanka ugu dambeeya ee mustaqbalkiisa
(Munich) 13 Maajo 2022. Safarka weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski ee kooxda Bayern Munich ayaa ku dhow inuu soo afjarmo…
Read More » -
England
Bayern Munich oo si lama filaan ah ugu soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Pogba
(Munich) 12 Maajo 2022. Bayern Munich ayaa si lama filaan ah ugu biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe reer…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay ku biirista Haaland ee kooxda Man City
(Liverpool) 11 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa sheegay in isaga iyo Reds ay nasiib darro ku tahay…
Read More » -
England
Halyeey kooxda Liverpool ah oo ka digay in la dayaco Sadio Mane
(Liverpool) 11 Maajo 2022. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Redknapp ayaa uga digay maamulka Reds inay dayacaan xiddiga reer Senegal…
Read More » -
England
RASMI: Man City oo ku dhawaaqday heshiiska Haaland
(Manchester) 10 Maajo 2022. Manchester City ayaa ku dhawaaqday inay kala heshiisay kooxda Borussia Dortmund arrinta ku aadan saxiixa xiddiga reer…
Read More » -
England
Haaland oo tijaabada caafimaad u maray Man City
(Manchester) 09 Maajo 2022. Xiddiga reer Norway ee Erling Haaland ayaa soo afjaray murankii ka taagnaa mustaqbalkiisa isaga oo dhamaystiray…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo heshiis la gaartay Erling Haaland, faah-faahinta heshiiska & Goorta lagu dhawaaqi doono saxiixiisa
(Dortmund) 09 Maajo 2022. Erling Haaland ayaa la warinayaa in saxiixiisa ay ku guuleystay kooxda kubadda cagta Manchester City ee…
Read More » -
England
Barcelona oo isha ku haysa inay sameyso saxiixyada dhawr ciyaaryahan, si ay u xoojiso toddobo boos oo safka kooxda ah
(Barcelona) 09 Maajo 2022. Saxafiga caanka ah reer Spain ee Josep Pedrerol ayaa shaaca ka qaaday heshiisyada ay Barcelona doonayso inay…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo aqbalay inuu heshiis cusub u saxiixo Manchester City & Ciyaaryahanka ku qasbay oo la ogaaday
(Manchester) 01 Maajo 2022. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa aqbalay heshiis horudhac ah oo uu kusii…
Read More »