Champ’ League
-
Champ' League
Pochettino oo fariin u diray Real Madrid iyo Barcelona… (Muxuuse ka yiri kulanka PSG iyo Man City?)
(Paris) 16 Abriil 2021. Tababaraha Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyay in maamulka PSG ay tixgelin siinayaan badbaadada xiddigaha kooxda…
Read More » -
Champ' League
“Real Madrid had iyo jeer waxay doonaysaa inay wax badan ku guuleysato” – Zinedine Zidane oo hadlay kaddib markii ay xalay reebeen Liverpool
(Liverpool) 15 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid waxa ay u gaajaysan tahay inay wax badan ku guuleysato kaddib…
Read More » -
Champ' League
“Waan ka xunnahay inaan baxno, iyadoo la ogyahay in Liverpool ay jeceshahay Champions League” – Jurgen Klopp
(Liverpool) 15 Abriil 2021. Tababare Jurgen Klopp ayaa ka hadlay sida uu uga xun yahay in Liverpool ay tartanka Champions…
Read More » -
Champ' League
Isku aadka Afar dhammaadka Champions League oo dhammaystirmay & Taariikhda la ciyaari doono kulammada lagu gaarayo Final-ka
(Yurub) 15 Abriil 2021. Isku aadka afar dhammaadka UEFA Champions League ayaa xalay dhammaystirmay, iyadoo koox weliba ay hore u…
Read More » -
Champ' League
Kooxaha Real Madrid iyo Manchester City oo iska xaadiriyay wareega afar dhamaadka tartanka Champions League… +SAWIRRO
(Yurub) 14 Abriil 2021. Manchester City ayaa kaga soo adkaatay 1-2 kooxda Borussia Dortmund oo ay ku booqatay garoonka Signal Iduna…
Read More » -
Champ' League
Baskii xiddigaha kooxda Real Madrid u siday garoonka Anfield oo la weeraray
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Liverpool waxaa weerar lagu qaaday Baskii xiddigaha kooxda Real…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid wareegga Siddeed dhamaadka Champions League oo la shaaciyey
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Borussia Dortmund iyo Man City wareega Siddeed dhamaadka Champions League oo la shaaciyey.
(Dortmund) 14 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Borussia Dortmund iyo Manchester City wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la…
Read More » -
Champ' League
“Xitaa haddii uu joogi lahaa Van Dijk, Real Madrid ayaa guuleysan doonta!” – Halyeey kooxda Liverpool ah
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa caawa garoonkeeda kula ciyaari doonta naadiga Real Madrid lugta labaad ee…
Read More » -
Champ' League
“Ma jirto sabab ay ku baxaan Neymar iyo Mbappe” – Madaxweynaha Kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi
(Paris) 14 Abriil 2021. Madaxweynaha Kooxda Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa rajaynaya in Neymar uu waqti dheer uu kooxda sii…
Read More »