CR Shariif
-
France
Paris St-Germain oo ka Walwalsan XAALADA Neymar kaddib markii…iyo Taagerayaasha United oo Ku faraxsan Aqbaartan Cusub
( Paris ) 24 Jan 2019. Macalinka Paris St-Germain Thomas Tuchel ayaa sheegay inuu ka “ Walwalsan “ Neymar kaddib…
Read More » -
England
HORDHAC: Chelsea v Tottenham
( Caraboa Cup ) 24 Jan 2019. Chelsea ayaa marti qaadeysa dhigeeda Tottenham lugta labaad ee afar dhammaadka Caraboa Cup.…
Read More » -
England
Manchester City oo Noqotay Kooxdii labaad oo si xariira u gaarta finalka Caraboa Cup ..…+SAWIRRO
( Caraboa Cup ) 24 Jan 2019. Manchester City ayaa gaartay finalka Carabao Cup kaddib markii ay 10-0 wadar gooleed…
Read More » -
Spain
La’aanta Messi Barcelona oo Qasaaro kala soo Laabatay Sevilla Lugta hore ee Siddeed dhammaadka Copa Del Rey…+SAWIRRO
( Cope Del Rey ) 24 Jan 2019. Barcelona oo afartii sano ee lasoo dhaafay ku guuleysaneysay koobka boqrka ayaa…
Read More » -
England
Arsenal oo ku Dhaw iney Weyso Denis Suarez kaddib markii uu Burburay heshiiska ay kaga dooneyso Barcelona…( Maxaa la isku qabtay )
( London ) 23 Jan 2019. Arsenal ayaa ku dhaw iney wayaan saxiixa Denis Suarez bishaan iyadoo wahadalada ay kula…
Read More » -
Spain
Xiddigaha ugu Xawaaraha Badan horyaalka La Liga oo la Shaaciyay iyadoo aysan Kamid noqon Midkood Bale iyo Dembele
( La Liga ) 23 Jan 2019. Qaar kamida cayaariyahanada ugu dhakhsiyaha badan kubbada cagta adduunka ayaa ka dheela horyaalka…
Read More » -
Spain
Messi oo Wajihi doonin Sevilla laakiin saxiixa dhawaan ee Boateng oo kamid noqday kooxda loo Magacaabay Barcelona cayaarta Koobka Boqorka
( Catalan ) 23 Jan 2019. Lionel Messi iyo Sergio Busquets ayaa laga reebay safka iyadoo saxiixa cusub Kevin-Prince Boateng…
Read More » -
England
Saxiixii ugu Qaalisanaa kooxda Cardiff oo NOLOL iyo GEERI la la’yahay kaddib Markii La waayay….( Dhacdo Murugo ah )
( Wales ) 23 Jan 2019. Xiddiga Emiliano Sala oo ay lasoo saxiixatay kooxda Premier League ee Cardiff ayaa lagu…
Read More » -
England
HORDHAC: Burton v Manchester City
( Caraboa Cup ) 23 Jan 2019. Manchester City ayaa booqaneysa kooxda Burton Albion lugta labaad ee afar dhammaadka Caraboa…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo Beeniyay Hadal lasoo dhigay BARAHA BULSHADA Kaddib markii uu Sheegay inuu ku Biirayo Juventus
( Manchester ) 22 Jan 2019. ROMELU LUKAKU ayaa qaboojiyay wararka sheegaya inuu ka dhaqaaqayo Manchester United kuna biirayo Juventus.…
Read More »