Abdirashid Mohamud
-
England
Jurgen Klopp oo farxad galiyay jamaahiirta Liverpool ee loo sheegay in Sadio Mane uu maqnaan doono kulamada ugu horreeya fasal ciyaareedka bilaaban doona.
(England) 22 Luulyo 2019. Tababare Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Sadio Mane uu xilli hore kusoo laabanayo kooxda isla markaana aysan…
Read More » -
England
Zinedine Zidane oo mar kale walwal ku abuuray jamaahiirta Man United ee ka cabsida qaba inuu baxo Paul Pogba.
(Yurub) 22 Luulyo 2019. Tababare Zinedine Zidane ayaa mar kale walwal ku abuuray jamaahiirta Manchester United ee ka cabsida qaba in Paul…
Read More » -
England
Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo sabab layaab leh uga hor yimid fursad kooxdiisa loo siiyay saxiixa xiddiga reer Wales Gareth Bale.
(England) 22 Luulyo 2019. Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa iney iska diiday fursad loo siiyay saxiixa xiddiga reer Wales…
Read More » -
England
Arsenal oo kalsooni ku qabta iney ku guuleysaneyso saxiixa Dani Ceballos & Hadii ay u dhaqaaqeyso Moise Kean.
(London) 22 Luulyo 2019. Kooxda Arsenal ayaa lagu soo warramayaa iney kalsooni ku qabto ku guuleysiga saxiixa xiddiga khadka dhexe Real…
Read More » -
England
David de Gea oo saxiixaya heshiis cusub & xiddigaan oo rikoor u dhigi doona goolhayeyaasha kubadda cagta.
(England) 21 Luulyo 2019. Goolhaye David de Gea ayaa saxiixi doona heshiis waqti dheer oo uu kusii joogo Man United, taasna…
Read More » -
Spain
Shaki weyn ayaa laga muujinayaa in fasal ciyaareedka bilaaban doona horyaalka La Liga laga isticmaali doono aaladda VAR.
(Madrid) 21 Luulyo 2019. Maamulada horyaalada heerka koowaad iyo kan labaad ee La Liga ayaa shaki galinaya in fasalka ciyaareedka bilaaban…
Read More » -
England
Maxaa keenay inuu fashilmo qorshahii la damacsanaa in lagu kala badasho Pierre-Emerick Aubameyang & Mauro Icardi?
(Yurub) 21 Luulyo 2019. Weeraryahanka Inter Milan Mauro Icardi ayaa diiday inuu ka qeyb noqdo heshiis kala badalasho ah oo dhexmara kooxdiisa…
Read More » -
England
Andreas Pereira oo ku kaftamay inuu taleefoonka ka xadi doono Paul Pogba si uu garoonka Old Trafford usii joogo.
(England) 21 Luulyo 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Man United Andreas Pereira ayaa sameyn doona wax walba oo suuragal ka dhigi…
Read More » -
England
Goorma ayey Manchester United ku dhawaaqeysaa saxiixa Bruno Fernandes? Wariye reer talyaani ah ayaa faafiyay arrintaan.
(England) 20 Luulyo 2019. Man United ayaa lagu soo warramayaa iney aad ugu dhawdahay dhameystirka heshiiska kubad sameeyaha kooxda Sporting Lisbon…
Read More » -
Italy
Paris Saint Germain oo ciyaartoyda Juventus ka dhex heshay badalka Neymar Jr & Man United oo kula dagaalameysa.
(Paris) 20 Luulyo 2019. Paris Saint-Germain ayaa lagu soo warramayaa iney calaameysatay xiddigii ay badalka uga dhigi laheyd Neymar Junior hadii…
Read More »