Liibaan Fantastic
-
England
Real Madrid oo maalmaha soo socda dhamaystiraysa saxiixa xiddig ka tirsan Man City
(Madrid) 26 Dis 2018 Real Madrid ayaa maalmaha soo socda u diyaar garoobaysa dhamaystirka saxiixa laacib ka tirsan Manchester City. Shabakada…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah ee Frosinone vs AC.Milan
(Frosinone) 26 Dis 2018 Kooxaha Frosinone iyo AC.MIlan ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda Frosinone vs…
Read More » -
Italy
Radja Nainggolan oo ku fikiraya inuu dib ugu laabto AS Roma
(Roma) 26 Dis 2018 Xiddiga reer Belgium ee Radja Nainggolan ayaa ku fikiraya inuu dib ugu laabto kooxdiisii hore ee AS Roma.…
Read More » -
Germany
Atletico Madrid oo codsi ku aadan Lucas Hernandez u dirtay Bayern Munich (Maxaa dhacay?)
(Madrid) 26 Dis 2018 Maamulka Atletico Madrid ayaa go’aansaday inay si hoose ula heshiiyaan kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich. Sida…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Aubameyang oo London ku casuumay xiddiga diirada u saaran Arsenal ee Ousmane Dembele +SAWIRRO
(London) 26 Dis 2018 Weerar yahanka kooxda Arsenal ee Aubameyang ayaa ku casuumay London xiddiga diirada u saaran Arsenal ee Ousmane Dembele.…
Read More » -
England
Real Madrid oo labo laacib siinaysa Chelsea si ay uga hesho Eden Hazard
(Madrid) 25 Dis 2018 Real Madrid ayaa ka fiirsanaysa inay dalab cajiib ah hordhigto Chelsea si ay u hesho laacibka reer…
Read More » -
England
Michael Essien oo ka cabsi qaba in daafac ka tirsan Chelsea uu u dhaqaaqo Barcelona
(London) 25 Dis 2018 Halyeeyga kooxda Chelsea ee Michael Essien ayaa cabsi ka muujiyay in daafac ka tirsan kooxda uu u dhaqaaqo…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo keydka la dhigi doono kulanka barri galab ee Atalanta
(Turin) 25 Dis 2018 Tababaraha kooxda Juventus ee Allegri ayaa xaqiijiyay inuu keydka dhigi doono Cristiano Ronaldo kulanka barri galab. Juventus…
Read More » -
England
Arsenal oo diyaarisay dalab ay ka gudbinayso laacib ka tirsan Real Madrid
(London) 25 Dis 2018 Arsenal ayaa diirada saaratay goolhayaha kooxda Real Madrid ee Keylor Navas kaas oo aan boos joogto ah ka…
Read More » -
England
Klopp oo looga digay inuu ku dag dago saxiixa Jadon Sancho
(Liverpool) 25 Dis 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa looga digay inuu ku dag dago saxiixa da’yarka reer Ingiriis…
Read More »