Kaafi
-
England
Manchester United oo laga yaabo in ay kulamadeeda guriga (Home games) ku ciyaarto Etihad
(Mancehster) 12 Abriil 2018. Manchester United waxa ay u gaarsi ugu jirtaa garoon ay koox la wadaagto xilli ay ballaarin doonto…
Read More » -
Uncategorized
Real Madrid oo kulan muran dhaliyey ku soo baxday iyo Bayern oo iyana iska xaadirisay afar dhammaadka Champions League+Sawirro
(Madrid) 11 Abriil 2018. Ma jirin qof aaminsanaa in wixii xalay ka dhacay Stadia Olympico oo kale lagu arki doono Bernabeu,…
Read More » -
Champ' League
Alvaro Arbeloa oo uga daray Barcelona kaddib isaga oo xalay tiigsaday Twitter-ka guuldaraddii xanuunka badneyd ee soo gaartay kaddib
(Madrid) 11 Abriil 2018. Dad aan tiradooda badneyn ayaa xalay daawaday Barcelona oo laga reebayo Champions league xilli ay soo baxday…
Read More » -
England
Taageere Arsenal ah oo wiilkiisa ugu magacdaray Ozil iyo xiddigga oo sidan uga falceliyey
(London) 11 Abriil 2018. Mezut Ozil waxa uu sharaf ku tilmaamay dhacdo taageere Arsenal uu wiilkiisa uga dhigay sami. Inzamam-Ul-Haq xaaskiisa…
Read More » -
England
Ian Wright oo ku booriyey laba ka mida xiddigaha muhiimka ah ee kooxda Mourinho in ay ka tagaan Mancehster United
(Manchester) 11 Abriil 2018. Ian Wright waxa uu qabaa In Marcus Rashford iyo Anthony Martial ay tahay in ay ka fekeraan…
Read More » -
Champ' League
Liverpool kaliya ma riiqin Liverpool ee xataa rikoor ayey dhigtay
(Liverpool) 10 Abriil 2010. Liverpool caawa waxa ay sidii la filayey kaddib lugtii hore u soo baxday wereegga afar dhamamadka Champions…
Read More » -
Champ' League
Barcelona oo lagu jiid jiiday garoonka Olympico iyo Man City oo la maqaar siibay
(Rome) 10 Abriil 2018. Kooxda kubadda cagta ee Roma ayaa taarriikh lama ilaawanna ku dhigtay Barcelona kulankii lugta labaad ee Champions…
Read More » -
England
West Ham oo taakeeysay Chelsea iyada oo uu Chicharito markale wadnaha jaray jamaahiirta Blues
(London) 08 Abriil 2018. London Derby oo aad u xamaasad badnaa galabta ayaa 1-1 la’isla mari waayey kaddib markii uu Hernandez…
Read More » -
Uncategorized
LA LIGA: Madrid Derby oo garbo siman ku soo dhammaaday
(Madrid) 08 Abriil 2018. Kulankii xiisaha badnaa ee Madrid Derby ee galabta Bernabeu ka dhacay waxa uu ku soo idlaaday 1-1.…
Read More » -
Uncategorized
Danny Welbeck oo laba gool oo uu dhaliyey guul ay u dhibtooday Arsenal ku siiyey
(London) 08 Abril 2018. Arsenal waxa ay si dhib ah uga badisay Southampton oo ku soo booqatay Emirates. Kulanka oo jawi…
Read More »