Haaruun
-
England
Messi oo kaliya 7-dhibcood kaga qaaday Van Dijk Ballon d’Or & Liiska dhibcaha ay kala heleen 30-ka ciyaaryahan ee ku tartamay abaal-marintan oo qarsoodi lagu helay!
(Paris) 03 Dis 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa xalay markiisii lixaad loo gacan geliyey abaal-marinta Ballon d’Or,…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Wiilka Soomaaliyeed ee Akram Afif oo ku guuleystay Abaal-marinta xiddiga ugu fiican Sanadka Asia
(Hong Kong) 03 Dis 2019. Wiilka Soomaaliyeed ee Akram Afif ayaa ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka sanadka ee Asian Football Confederation’s…
Read More » -
France
RASMI: Cristiano Ronaldo oo la guddoonsiiyey abaal-marinta xiddiga ugu fiican Serie A markii uu xalay seegay xafladda Ballon d’Or
(Milan) 03 Dis 2019. Weeraryahanka Kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa abaal-marinta laacibka ugu fiicanaa horyaal Serie A kal ciyaareedkii…
Read More » -
England
Horudhac: Burnley vs Man City… (Sky Blue oo eegeysa inay ka soo kabato barbarihii Newcastle oo ay soo yareyso farqiga dhibcaha hoggaamiyeyaasha horyaalka ee Liverpool)
(Burnley) 03 Dis 2019. Kooxda Manchester City ayaa u safreysa Burnley caawa oo Talaado ah, iyagoo raadinaya inay sii wataan…
Read More » -
England
Isku aadka wareegga saddexaad ee FA Cup-ka oo la sameeyey… (Liverpool oo qaabilaysa Everton & Man United oo markale la ciyaareysa Wolves)
(Yurub) 02 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey isku aadka wareegga saddexaad ee tartanka FA Cup-ka, waxaana ka soo baxay kulamo xiiso…
Read More » -
England
RASMI: France Football oo shaacisay kaalimaha ay kala galeen xiddigaha ku tartamay abaal-marinta Ballon d’Or 2019 + SAWIRRO
(Paris) 02 Dis 2019. Majalada France Football ayaa dhammaystirtay inay shaaciso sida ay kaalimaha u kala galeen oo ay u kala…
Read More » -
France
RASMI: Lionel Messi oo markiisii lixaad ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’Or… + SAWIRRO
(Yurub) 02 Dis 2019. Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa lagu guddoonsiiyey Lionel Messi abaal-marinta laacibka ugu fiican…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Goolhayaha Kooxda Liverpool ee Alisson Becker oo abaal-marin cusub guddoomay caawa
(Yurub) 02 Dis 2019. Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa abaal-marin lagu guddoonsiiyey goolhayaha Kooxda Liverpool ee Alisson…
Read More » -
England
RASMI: Matthijs de Ligt oo ku guuleystay abaal-marinta Kopa Trophy ee da’yarka ugu fiican Sanadka
(Yurub) 02 Dis 2019. Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa ka socda xafladda lagu bixinayo abaal-marinta laacibka ugu…
Read More » -
France
VIDEO: Abaal-marinta caawa la bixinayo ee Ballon d’Or 2019 oo la soo gaarsiiyey xarunta ay xafladdu ka socoto ee Theatre du Chatelet
(Yurub) 02 Dis 2019. Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa marti galin doonta xafladda lagu bixinayo abaal-marinta laacibka…
Read More »