Haaruun
-
Horyaallada
RASMI: Kooxda Inter Milan oo isaga baxday tartanka European Super League
(Milan) 21 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijisay inay si rasmi ah uga baxeen…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Isku aadka tartanka kubadda cagta ee ciyaaraha Olimbikada oo la soo saaray, xilli xulal waa weyn ay isku aadeen
(Zurich) 21 Abriil 2021. 28-ka kooxood ee u soo baxay tartanka kubadda cagta ee ciyaaraha Olimbikada ayaa guruubyo loo qeybiyey, kaddib…
Read More » -
England
Man City, Tottenham, Real Madrid, AC Milan, Inter Milan, Juventus iyo Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub
(Yurub) 21 Abriil 2021. Kulammo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa,…
Read More » -
Horyaallada
Hordhac: Cadiz vs Real Madrid… (Labadaan kooxood oo barbaro goolal la’aan ah soo galay kulammadoodii ugu dambeeyey horyaalka oo caawa isku dheggan)
(Cadiz) 21 Abriil 2021. Real Madrid ayaa doonaysa inay dardar-geliso tartankeeda hanashada horyaalka La Liga, marka ay u safrayaan Kooxda…
Read More » -
England
Horudhac: Aston Villa vs Manchester City… (Imise dhibcood ayay u baahan tahay Citizens si loogu caleemo saaro hanashada horyaalka Premier League?)
(Aston) 21 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Aston Villa ayaa caawa soo dhoweynaysa naadiga Manchester City kulan qeyb ka ah…
Read More » -
England
LAYAAB: Koox isku caleemo saartay hanashada horyaalka English Premier League
(England) 20 Abriil 2021. Koox ka dheesha horyaaka Premier League oo aan qeyb ka ahayn lixda kooxood ee waa weyn ayaa…
Read More » -
Spain
Saameynta uu European Super League ku leeyahay heshiis kordhinta Lionel Messi ee Kooxda Barcelona
(Barcelona) 20 Abriil 2021. Ku dhawaaqista tartanka European Super League ayaa waji cusub ku kordhiyay hubin la’aanta mustaqbalka Lionel Messi…
Read More » -
England
Horudhac: Chelsea vs Brighton & Hove Albion… (Blues oo caawa guul u baahan si ay ugu dhaqaaqo afarta sare ee Premier League)
(London) 20 Abriil 2021. Chelsea ayaa ku soo dhaweyn doonta kooxda Brighton & Hove Albion garoonka Stamford Bridge caawa oo…
Read More » -
Champ' League
Kaddib codeyn maanta la sameeyey, UEFA oo kordhinaysa tirada kooxaha ka qeyb galaya Champions League
(Yurub) 19 Abriil 2021. Guddiga fulinta xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa la soo warinayaa inay u codeeyeen maanta…
Read More » -
England
Manchester United oo isaga baxday Ururka Kooxaha Yurub & Ed Woodward oo iska casilay xilkii uu ka hayey UEFA
(Manchester) 19 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa goordhow oo maanta ah ku dhawaaqday inay isaga baxday Ururka…
Read More »