Haaruun
-
Horyaallada
Tababare Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 23-ka ciyaaryahan ee Barcelona oo uu kala qeyb galayo kulanka Getafe
(Barcelona) 22 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku…
Read More » -
Horyaallada
Cristiano Ronaldo oo markale xalay ka gambaday laad xor ah oo laga dhaliyey Kooxdiisa Juventus & Tababare Andrea Pirlo oo ka hadlay arrintaas
(Turin) 22 Abriil 2021. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay markale la kulmay eedeyn kaddib markii uu…
Read More » -
Champ' League
Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Yurub oo ka hadlay haddii gabi ahaanba la kansalayo kulanka Real Madrid iyo Chelsea ee Champions League
(Yurub) 22 Abriil 2021. Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ka hadlay suurto-galnimada haddii gabi ahaanba la kansalayo…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo heshiis cusub u saxiixi doona Kooxda Manchester United, laakiin waa haddii…
(Manchester) 22 Abriil 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United ayaa heshiis cusub u saxiixi doona Kooxda, laakiin waa kaliya…
Read More » -
England
“Erling Braut Haaland kama tagi doono Borussia Dortmund xagaagan” – Michael Zorc
(Dortmund) 22 Abriil 2021. Agaasimaha Borussia Dortmund ee Michael Zorc ayaa ku adkeystay in Erling Braut Haaland uu la sii…
Read More » -
England
Waa kuwee shaqsiyaadka loo malaynayo inay buuxin doonaan Jagadii uu Kooxda Manchester United ka hayey Ed Woodward ee uu iska casilay?
(Manchester) 22 Abriil 2021. Guddoomiye ku xigeenkii fulinta ee kooxda Manchester United, Ed Woodward ayaa dhowaan xilkaas isaga tagay, waxaana…
Read More » -
Horyaallada
Tababare Zidane oo ammaanay Karim Benzema kaddib markii labo gool oo uu ka dhaliyey Cadiz ay Real Madrid u direen hoggaanka horyaalka La Liga
(Madrid) 22 Abriil 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ammaanay weeraryahankiisa Karim Benzema, waxaana uu…
Read More » -
England
Barcelona, Atletico Madrid, Leicester City, Roma, Napoli & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub
(Yurub) 22 Abriil 2021. Kulammo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa,…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Barcelona vs Getafe… (Xaqiiqooyinka aad uga baahan tahay kulanka horyaalka La Liga ee caawa ka dhacaya Camp Nou)
(Barcelona) 22 Abriil 2021. Kaddib markii ay ku guuleysteen koobkoodii ugu horreeyay ee xilli ciyaareedka, Kooxda Barcelona waxa ay rajeynaysaa…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxdii ugu horreysay ee ka dhisan Spain oo isaga baxday tartanka European Super League
(Madrid) 21 Abriil 2021. Kooxdii ugu horreysay ee ka dhisan dalka Spain ayaa isaga baxday tartanka laga sii qulqulayo ee…
Read More »