Haaruun Yuusuf
-
England
Xiddigo muhiim ah oo ka maqanaan doona kooxda Man City kulanka ay maanta la leeyihiin Crystal Palace ee Premier League
(Manchester) 06 Maajo 2017 – Afarta ciyaaryahan ee kooxda Manchester City ee kala ah Sergio Aguero, David Silva, John Stones…
Read More » -
England
Ciyaaryahannada u sharraxan abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa bishii April ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 06 Maajo 2017 – Xiddigaha u sharraxan abaal-marinta Laacibka ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii dhammaatay ee Abriil ayaa…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo barbareyn doona Cristiano Ronaldo haddii uu ku guuleyso abaal-marinta…
(Barcelona) 06 Maajo 2017 – Weeraryahanka kooxda kubadda Barcelona ee Lionel Messi waxa uu qarka u saran yahay inuu barbareeyo…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo iska xaadirisay final-ka FA Cup, kaddib markii ay guul ka gaartay Tottenham Hotspur… + SAWIRRO
(London) 22 Abriil 2017 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa tiigsatay kama dambaysta koobka Emirates FA Cup, kaddib markii ay…
Read More » -
England
KARTUUNKA MAANTA: Macallin Jose Mourinho oo ka wal-walsan maqnaasha Ibrahimovic
(Manchester) 22 Abriil 2017 – Kooxda Manchester United ayaa inkastoo ay gaartay afar dhammaadka Europa League, haddana waxa ay…
Read More » -
Horyaallada
20-ka laacib ee diyaarka u ah kooxda Real Madrid kulanka El Clasico oo la shaaciyey & Gareth Bale oo ka soo muuqday
(Madrid) 22 Abriil 2017 – Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyey 20-ka laacib ee diyaarka…
Read More » -
England
Xiddigii bartilmaameedka u ahaa kooxaha Premier League ee Lorenzo Insigne oo heshiis cusub qalinka ugu duugay Napoli + SAWIRRO
(Naples) 22 Abriil 2017 – Weeraryahankan oo si wayn loola xiriirinayey inuu u dhaqaaqi doono horyaalka Premier League ayaa go’aansaday…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Real Madrid oo heshiis cusub ku abaal-marinaysa kabtankeeda Sergio Ramos
(Madrid) 22 Abriil 2017 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa heshiiska u kordhinaysa kabtankeeda Sergio Ramos, iyadoo ka saxiixanaysa…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo dalka Spain ka baadi goobaysa bedelka Ozil
(London) 22 Abriil 2017 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa bedelka laacibkeeda qadka dhexe ee Mesut Ozil ka baadi goobaysa…
Read More » -
England
Safafka ay caawa ku soo gali karaan kulanka London Derby kooxaha Chelsea iyo Tottenham
(London) 22 Abriil 2017 – Kooxaha ku tartamaya hanashada horyaalka Premier League ee Chelsea iyo Tottenham Hotspur ayaa caawa ku…
Read More »