Dajiye
-
England
Unai Emery oo ka hadlay xiddig ka tirsan Arsenal, kaddib guushii ay xalay ka gaareen kooxda Standard Liege
(London) 04 Oct 2019. Tababaraha Arsenal Unai Emery ayaa ku amaanay mid ka mid ah xiddigaha Gunners bandhigii uu ka sameeyay…
Read More » -
Wararka
Fernando Santos oo ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee xiddigaha xulka Portugal ee ka qeyb galaya kulamada Luxembourg iyo Ukraine… (Miyuu ku jiraa Ronaldo?)
(Portugal) 04 Oct 2019. Tababaraha xulka qaranka Portugal ee Fernando Santos ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee xiddigihiisa ku xaroonaya…
Read More » -
Champ' League
Van Dijk oo ka hadlay khaladaadkii ay sameeyeen kulankii Salzburg ee tartanka Champions League
(Liverpool) 04 Oct 2019. Daafaca reer Holland ee Virgil van Dijk ayaa aaminsan inay wanaagsan tahay in la aqbalo tirada…
Read More » -
England
Arsenal oo xasuuq ba’an ugu geysatay kooxda Standard Liege Garoonkeeda Emirates… + SAWIRRO
(London) 03 Oct 2019. Kooxda Arsenal oo ku xasuuqday naadiga Standard Liege Emirates Stadium, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0, kulan…
Read More » -
England
Kooxaha AZ Alkmaar iyo Manchester United oo barbaro ku kala baxay… + SAWIRRO
(Yurub) 03 Oct 2019. Kooxaha AZ Alkmaaray iyo Manchester United ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Cars Jeans, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Weeraryahankii hore Man United ee Berbatov oo si aan toos ahayn ugu jees-jeesay kooxda Liverpool
(Manchester) 03 Oct 2019. Weeraryahankii hore kooxda Manchester United ee Dimitar Berbatov ayaa si aan toos ahayn ugu jees-jeesay naadiga uu…
Read More » -
Champ' League
“Liverpool waa inay si deg-deg ah cashar uga bartaa kulankii Salzburg” – Klopp
(Liverpool) 03 Okt 2019. Tababare Jurgen Klopp ayaa aaminsan in kooxdiisa Liverpool ay cashar muhiim ah ka baratay kulankii ay xalay…
Read More » -
Champ' League
Messi oo hal arrin ku dhaleeceeyay maamulka Barcelona, kaddib guushii ay xalay ka gaareen Inter Milan
(Barcelona) 03 Okt 2019. Xiddiga reer Argantina ee Lionel Messi ayaa ku dhaleeceyn maamulka kooxdiisa Barcelona sababa la xiriira qaabka socdaalka…
Read More » -
England
“Uma adeegsan doono Pogba shaxda Man United xitaa haddii uu diyaar yahay” – Tababare Solskjær
(Manchester ) 03 Oct 2019. Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay in kooxdiisa ay ku ciyaari doonto mid…
Read More » -
England
N’Golo Kanté oo si weyn looga gacan haatinayo mid ka mid ah kooxaha ugu awooda badan Yurub
(Yurub) 03 Oct 2019. Macalin kasta ee leyliya kooxaha waaweyn ee qaarada Yurub wuxuu si xoogan u xiiseynayaa inuu la shaqeeyo…
Read More »