Dajiye
-
Spain
RASMI: Barcelona oo ka hadashay nooca uu yahay dhaawaca soo gaaray Philippe Coutinho
(Barcelona) 30 Dis 2020. Ciyaaryahanka reer Brazil ee Philippe Coutinho ayaa dhaawac muruqa ah kasoo gaaray jilibka bidix, sida lagu sheegay…
Read More » -
England
Mikel Arteta oo ka hadlay wararka Arsenal la xiriirinaya heshiiska Francisco Isco
(London) 30 Dis 2020. Tababaraha reer Spain iyo kooxda Arsenal ee Mikel Arteta, ayaa ka jawaabay warka sheegaya in kooxdiisa ay…
Read More » -
England
Alan Shearer oo ammaanay wax qabadka xiddig muhiim ka ah kooxda Manchester United
(Manchester) 30 Dis 2020. Halyeeyga kubadda cagta dalka Englanad ee Alan Shearer ayaa ammaanay weeraryahanka heerka caalami kooxda Manchester United ee…
Read More » -
England
“Waan awoodnaa inaan hoggaamino Premier League.” – Ole Gunnar Solskjær
(Manchester) 30 Dis 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay guushii dirqiga aheyd ay…
Read More » -
Spain
Koeman oo sharraxay sababta ay Barcelona barbaraha ula gashay kooxda Eibar
(Barcelona) 30 Dis 2020. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id si uu uga hadlo barbarihii…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mikel Arteta guushii ay xalay Arsenal ka gaartay kooxda Brighton??
(London) 30 Dis 2020. Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guusha muhiimka ah…
Read More » -
England
Marcus Rashford oo guul ku hoggaamiyay Man United kaddib markii ay ka adkaadeen Wolverhampton… +SAWIRRO
(Manchester) 30 Dis 2020. Marcus Rashford ayaa guul ku hoggaamiyay Manchester United kaddib markii ay kaga adkaadeen 1-0 kooxda Wolverhampton oo…
Read More » -
Spain
Kooxaha Barcelona iyo Eibar oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Camp Nou … +SAWIRRO
(Barcelona) 29 Dis 2020. Kooxaha Barcelona iyo Eibar ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
England
Arsenal oo guul dirqi ah ka soo heshay kooxda Brighton oo ay booqatay… +SAWIRRO
(England) 29 Dis 2020. Arsenal ayaa guul ka soo heshay kooxda Brighton & Hove Albion oo ay ku booqatay garoonka The…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 29 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester United iyo Wolverhampton horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More »