Dajiye
-
England
Xiddig hore kooxda Chelsea ah oo si weyn loola xiriirinayo inuu yahay musharaxa ugu cad cad ee kursiga tababare Frank Lampard
(London) 20 Jan 2021. Waxaa jira shaki ku saabsan sii jiritaanka booska shaqada tababare Frank Lampard ee kooxda Chelsea, kaddib guuldaradii…
Read More » -
England
Kaddib guuldarradii xalay ka soo gaartay Leicester City Frank Lampard oo weerar ku qaaday ciyaartoyda kooxda Chelsea
(London) 20 Jan 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaan ku qancin waxqabadka ciyaartoydiisa intii lagu guda jiray kulamadii la…
Read More » -
England
Leicester City oo hoggaanka u qabatay horyaalka Premier League, kaddib markii ay guul ka gaartay kooxda Chelsea… +SAWIRRO
(England) 20 Jan 2021. Leicester City ayaa garoonkeeda King Power guul kaga gaartay kooxda Chelsea, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0,…
Read More » -
England
Maguire oo ka hadlay waxa ay Man United u baahan tahay si ay ugu guuleysato horyaalka Premier League
(Manchester) 19 Jan 2021. Daafaca kooxda Manchester United ee Harry Maguire ayaa ammaanay horumarka baaxada leh oo ay Red Devils ku…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leicester City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 19 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leicester City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Spain
Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Deportivo Alcoyano
(Madrid) 19 Jan 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo ganaax la dul dhigay kaddib kaarkii roosaha uu qaatay kulankii Athletic Bilbao
(Madrid) 19 Jan 2021. Guddiga Tartamada ee Xiriirka Kubadda Cagta Spain ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay inay ganaax rasmi ah…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Zidane kulanka Deportivo Alcoyano & wararka Real Madrid la xiriirinaya David Alaba??
(Madrid) 19 Jan 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay kulanka ay…
Read More » -
England
Arsenal oo garoonkeeda Emirates guul raaxo leh kaga gaartay kooxda Newcastle United… +SAWIRRO
(London) 19 Jan 2021. Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates guul raaxo leh kaga gaartay kooxda Newcastle United, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 18 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More »