Ahmed Nur
-
England
Juventus oo baddelka Giorgio Chiellini ka dhex aragtay kooxda Chelsea & Xiddiga oo doonaya inuu ka hayaamo Stamford Bridge
(Turin) 27 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa raadineysa xiddig baddel u noqdo halyeygooda difaaca dhexe ka ciyaara ee Giorgio…
Read More » -
England
Manchester City oo Barcelona iyo Liverpool kula dagaallameysa saxiixa laacib garabka ka ciyaara
(Manchester) 27 Maarso 2022. Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya inay kooxda kubadda cagta Manchester City qorsheyneyso inay dagaal suuqa…
Read More » -
England
Kaddib goolkii uu ka dhaliyay xulka Switzerland, halkee ayuu Harry Kane kaga jiraa diiwaanka gool-dhaliyaasha ugu sarreeya xulka qaranka England?… (Immisa ayuuna u jiraa booska koowaad?)
(London) 27 Maarso 2022. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ee Harry Kane ayaa xalay dhaliyay goolkii labaad ee xulkiisa England…
Read More » -
England
Arsenal oo go’aansatay inay u dhaqaaqdo Marcus Rashford iyo weeraryahan kale oo ka ciyaara horyaalka Premier League
(London) 27 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa dooneysa inay suuqa xagaagan si aad ah isaga xoojiso weerarkeeda iyadoo dooneysa…
Read More » -
England
Leeds United oo ka jawaabtay dalabkii ugu horreeyay ee ay kooxda Barcelona ka gudbisay Raphinha
(Leeds) 26 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dalabkii ugu horreeyay ka gudbisay xiddiga garabka uga ciyaara naadiga Leeds United…
Read More » -
England
Manchester United oo ku biirtay loollanka loogu jiro saxiixa xiddiga PSG ee Marco Verratti
(Manchester) 26 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lasoo warinayaa inay kusoo biirtay raacdada loogu jiro saxiixa xiddiga khadka…
Read More » -
France
Lionel Messi oo ka hadlay qorshahiisa kubadda cagta kaddib Koobka Adduunka ee 2022
(Paris) 26 Maarso 2022. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa tilmaamay inuu wax badan dib uga fikiri…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo xaqiijisay inuu laacibkeeda Eden Hazard mari doono qaliin looga saarayo…
(Madrid) 26 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaqiijisay in laacibkeeda garabka ka ciyaara ee Eden Hazard uu mari…
Read More » -
Spain
“Ciyaartoy badan ayaa doonaya inay nagu soo biiraan, balse ma sameyn doono saxiix halis ku ah dhaqaalaha iyo falsafadda kooxda” – Madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta
(Barcelona) 26 Maarso 2022. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Joan Laporta ayaa taageerayaasha naadigiisa u sheegay inaysan kooxdu sameyn doonin…
Read More » -
Horyaallada
Lixda ciyaaryahan ee mushaharaadka ugu badan ka hela horyaalka La Liga haatan
(Madrid) 24 Mar 2022. Horyaalka La Liga ee dalka Spain ayaa hooy u ah qaar ka mid ah xiddigaha ugu…
Read More »