Ahmed Nur
-
England
Horudhac: Manchester City vs Newcastle United… (Miyey Man City ka faa’ideysan kartaa fursaddii ay lumisay Liverpool?)
(Manchester) 08 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa caawa dooneysa inay ka faa’ideysato fursadda hor taalla ee ah inay…
Read More » -
England
Horudhac: Arsenal vs Leeds United… (Gunners oo aan wali hilmaamin lug-gooyadii Leeds ee gafisay horyaalka Premier League)
(London) 08 Maajo 2022. Kooxaha kubadda cagta Arsenal iyo Leeds United ayaa maanta ku balansan kulan xiiso badan kaasoo ka tirsan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Chelsea oo la iibsaday… (Ka bogo cidda la wareegtay mulkiyadda kooxda Blues, faah-faahinta heshiiska & Guulaha ay gaartay boqortooyadii uu dhisay Roman Abramovic)
(London) 07 Maajo 2022. Maal-qabeenkag lagu magacaabo Todd Boehly ayaa si rasmi ah u noqday milkiilaha kooxda kubadda cagta Chelsea kaddib markii uu…
Read More » -
England
Horudhac: Liverpool vs Tottenham Hotspur… (Kulan ay wada xiiseynayaan kooxaha ku dagaallamaya afarta sare iyo kuwa ku loollamaya horyaalka)
(Liverpool) 07 Maajo 2022. Kooxaha kubadda cagta Liverpool iyo Everton ayaa caawa ku balansan kulanka ugu xiisaha badan kulammada horyaalka Premier…
Read More » -
England
Horudhac: Brighton & Hove Albion vs Manchester United… (Danny Welbeck oo ah dilaaga kooxdiisii hore & CR7 oo rikoor cusub hiigsanaya)
(Brighton and Hove) 07 Maajo 2022. Kooxaha kubadda cagta Brighton & Hove Albion iyo Manchester United ayaa caawa kulan ka mid ah…
Read More » -
England
Horudhac: Chelsea vs Wolverhampton Wanderers… (Kulan u dhexeeya labo naadi oo si wanaagsan isu yaqaana & Xaqiiqooyinka kulanka oo aad la yaabi doonto)
(London) 07 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa kulan ka mid ah horyaalka Premier League maanta kula balansan naadiga…
Read More » -
Champ' League
Macallinka naadiga Real Madrid ee Carlo Ancelotti oo taariikh cusub ka dhigi kara tartanka Champions League caawa
(Madrid) 04 Maajo 2022. Kaddib markii uu Sabtidii lasoo dhaafay noqday macallinkii ugu horreeyay ee ku guuleysta shanta horyaal ee ugu…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: Real Madrid vs Manchester City… (Kooxdee ayaa caawa u gudbi doonta fiinaalka tartanka UEFA Champions League)
(Madrid) 04 Maajo 2022. Kooxaha kubadda cagta Real Madrid iyo Manchester City ayaa caawa ku dagaallami doona kulanka lugta labaad…
Read More » -
England
Real Madrid oo si weyn u dooneysa inay dib ula soo saxiixato Cristiano Ronaldo
(Madrid) 01 Maajo 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa si weyn u dooneysa inay dib ula soo wareegto Cristiano Ronaldo…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo aqbalay inuu heshiis cusub u saxiixo Manchester City & Ciyaaryahanka ku qasbay oo la ogaaday
(Manchester) 01 Maajo 2022. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa aqbalay heshiis horudhac ah oo uu kusii…
Read More »