Man United, Arsenal, Man City, Barcelona & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada Premier League, La Liga

(Yurub) 31 Dis 2022. Kulammo ka tirsan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub ah ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.
Waxaa Maanta illaa caawa la ciyaari doonaa kulammo qeyb ka ah horyaallada waa weyn ee Premier League, La Liga.
Kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada Premier League, La Liga, waxaa kooxaha dheelaya ugu madax fiiqan Manchester United, Manchester City, iyo Barcelona.
Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono laba ka mid ah shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub:-
England – Premier League
03:30 Galabnimo: Wolverhampton Wanderers
Wolverhampton Wanderers vs Manchester United
06:00 Maqribnimo: AFC Bournemouth vs Crystal Palace
06:00 Maqribnimo: Fulham vs Southampton
06:00 Maqribnimo: Manchester City vs Everton
06:00 Maqribnimo: Newcastle United vs Leeds United
08:30 Habeenimo: Brighton & Hove Albion vs Arsenal
Spain – La Liga:
04:00 Galabnimo: Barcelona vs Espanyol
06:15 Maqribnimo: Real Sociedad vs Osasuna
06:15 Maqribnimo: Villarreal vs Valencia.
Gool FM.