Day: December 10, 2022
-
England
Xulka France oo iska xaadiriyay wareega afar dhammaadka koobka adduunka kaddib markii ay ka soo gudbeen dhigooda England
(Doha) 10 Dis 2022. Xulka France ayaa iska xaadiriyay wareega afar dhammaadka koobka adduunka kaddib markii ay kaga adkaadeen dhigooda…
Read More » -
Afrika
Xulka Morocco oo u gudbay wareega xiga ee afar dhammaadka koobka adduunka kaddib markii ay ka adkaadeen Portugal
(Doha) 10 Dis 2022. Xulka Morocco ayaa u gudbay wareega xiga ee afar dhammaadka koobka adduunka kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Gareth Southgate oo u digay ciyaartoyda England kahor inta aysan ku wajihin France Koobka Adduunka 2022
(Doha) 10 Dis 2022. Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa digniin u diray ciyaartoyda saddexda libaax kahor inta aysan…
Read More » -
England
“Ronaldo wuu ku qasbanaa inuu ka tago Man United” – Ten Hag
(Manchester) 10 Dis 2022. Tababaraha kooxda Manchester United ee Erik ten Hag ayaa ka hadlay ka tagista Cristiano Ronaldo ee…
Read More » -
Wararka
Muxuu ka yiri Lionel Scaloni guushii uu xulka Argantina ka gaaray Netherlands??
(Doha) 10 Dis 2022. Macalinka xulka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa bogaadiyay guushii ay xalay ka gaareen xulka qaranka Netherlands,…
Read More » -
England
Horudhac: England vs France… (Yaa badin doona kulanka adag ee caawa wareega siddeeda ee Koobka Adduunka?)
(Doha) 10 Dis 2022. Kulan adag oo qeyb ka ah wareega siddeed dhamaadka koobka aduunka 2022 ayaa ka dhacaya garoonka Al…
Read More » -
Wararka
Horudhac: Morocco vs Portugal… (Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka adag wareega siddeeda ee Koobka Adduunka 2022)
(Doha) 10 Dis 2022. Kulan adag oo qeyb ka ah wareega siddeed dhamaadka koobka aduunka 2022 ayaa ka dhacaya garoonka Al…
Read More »