Month: December 2022
-
England
Arsenal oo sii dhedreysatay hoggaanka Premier League kaddib markii ay ka adkaatay Brighton
(Brighton) 31 Dis 2022. Arsenal ayaa sii dhedreysatay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay kaga adkaatay Brighton & Hove Albion…
Read More » -
England
Kooxaha Man City iyo Everton oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Etihad
(Manchester) 31 Dis 2022. Kooxaha Manchester City iyo Everton ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Etihad, kaddib markii ay ku kala baxeen…
Read More » -
Horyaallada
Espanyol oo taako u dhigtay Barcelona oo ay ku booqatay garoonka Camp Nou
(Barcelona) 31 Dis 2022. Espanyol ayaa taako u dhigtay Barcelona oo ay ku booqatay garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Man United oo saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Woves oo ay ku booqatay garoonka Molineux
(Wolverhampton) 31 Dis 2022. Manchester United ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Woves oo ay ku booqatay garoonka Molineux, kaddib…
Read More » -
England
Man United, Arsenal, Man City, Barcelona & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada Premier League, La Liga
(Yurub) 31 Dis 2022. Kulammo ka tirsan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub ah ayaa lagu wadaa in maanta iyo…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Kooxda Al-Nasr oo ku dhawaaqday heshiiska Cristiano Ronaldo
(Madrid) 31 Dis 2022. Kooxda Al-Nasr ee dalka Saudi Arabia ayaa ku dhawaaqday fiidnimadii jimcaha inay la saxeexdeen xiddiga reer…
Read More » -
Ameerika
Halyeygii kubadda cagta reer Brazil ee Pele oo geeriyooday
(Barazil) 29 Dis 2022. Halyeygii xulka qaranka Brazil iyo kubbadda cagta ee Pele, ayaa geeriyooday kaddib markii uu xanuun la…
Read More » -
England
Sidee ayuu Guardiola uga hadlay guushii Manchester City ay ka gaartay Leeds?
(Manchester) 29 Dis 2022. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay kooxdiisa ka…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Klopp kaddib markii ay Liverpool la saxiixatay Cody Gakpo?
(Liverpool) 29 Dis 2022. Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay heshiiska ay kooxda la gashay xiddiga reer Holland…
Read More » -
England
Man City oo ka soo heshay saddexda dhibcood kooxda Leeds United oo ay ku booqatay garoonka Elland Road
(Leeds ) 28 Dis 2022. Manchester City ayaa ka soo heshay saddexda dhibcood kooxda Leeds United oo ay ku booqatay garoonka…
Read More »