Man United, Milan, Juventus, Inter, PSG & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub

(Yurub) 13 Nof 2022. Kulammo ka tirsan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub ah ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.

Waxaa Maanta illaa caawa la ciyaari doonaa horyaallada waa weyn ee Premier League, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1,

Kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub, waxaa kooxaha dheelaya ka mid ah Arsenal, Manchester United, Milan, Juventus, Inter, Paris Saint-Germain oo kooxo kala duwan la kala ciyaari doona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono afar ka mid ah shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub:-

England – Premier League

17:00 Galabnimo Brighton & Hove Albion vs Aston Villa

07:30 Fiidnimo Fulham vs Manchester United

Italy – Serie A

02:30 Duhurnimo Atalanta vs Inter

17:00 Galabnimo Monza vs Salernitana

05:00 Galabnimo Roma vs Torino

05:00 Galabnimo Verona vs Spezia

08:00 Habeenimo AC Milan vs Fiorentina

10:45 Habeenimo Juventus vs Lazio.

Germany – Bundesliga

17:30 Habeenimo Mainz vs Eintracht Frankfurt

07:30 Habeenimo Freiburg vs Union Berlin

France – Ligue 1

03:00 Galabnimo Paris Saint-Germain vs Auxerre

05:00 Galabnimo Brest vs Troyes

05:00 Galabnimo Lille vs Angers

05:00 Galabnimo Montpellier vs Reims

05:00 Galabnimo Nantes vs AC Ajaccio

07:05 Fiidnimo Strasbourg vs Lorient

10:45 Habeenimo Monaco vs Marseille

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close