Arsenal, Man City, Chelsea, Liverpool, Bayern Munich & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub

(Yurub) 12 Nof 2022. Kulammo ka tirsan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.

Waxaa Maanta illaa caawa la ciyaari doonaa horyaallada waa weyn ee Premier League, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1,

Kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub, waxaa kooxaha dheelaya ka mid ah Arsenal, Man City, Chelsea, Liverpool, Bayern Munich oo kooxo kala duwan la kala ciyaari doona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono afar ka mid ah shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub:-

England – Premier League

03:30 Galabnimo Manchester City vs Brentford

06:00 Maqribnimo AFC Bournemouth vs Everton

06:00 Maqribnimo Liverpool vs Southampton

06:00 Maqribnimo Nottingham Forest vs Crystal Palace

06:00 Maqribnimo Tottenham Hotspur vs Leeds United

06:00 Maqribnimo West Ham United vs Leicester City

08:30 Habeenimo Newcastle United vs Chelsea

10:45 Habeenimo Wolverhampton Wanderers vs Arsenal

Italy – Serie A

05:00 Galabnimo Napoli vs Udinese

08:00 Habeenimo Sampdoria vs Lecce

10:45 Habeenimo Bologna vs Sassuolo.

Germany – Bundesliga

05:30 Galabnimo Augsburg vs Bochum

05:30 Galabnimo Bayer Leverkusen vs VfB Stuttgart

05:30 Galabnimo Hertha Berlin vs FC Cologne

05:30 Galabnimo Hoffenheim vs Wolfsburg

05:30 Galabnimo Werder Bremen vs RB Leipzig

20:30 Habeenimo Schalke 04 vs Bayern Munich

France – Ligue 1

07:00 Habeenimo Lens vs Clermont Foot

11:00 Habeenimo Rennes vs Toulouse.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close