RASMI: Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo la sameeyay (Kulamo adag oo ka soo baxay)

(Nyon) 07 Nof 2022. Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qorituurka wareega 16-ka ee Champions League.

Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u adag oo xiiso leh, waxaana kamid ah kooxda reer England ee Liverpoo ayaa lagu beegay Real Madrid oo difaacaneysa tartankan.

Sidoo kale, Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich ayaa isku aaday, Halka sidoo kale leysku beegay kooxaha AC Milan iyo  Tottenham Hotspur, kulanka kale ee weyn ee isku aadkan ka soo baxay ayaa ah Borussia Dortmund iyo Chelsea.

Image

Isku aadka oo dhamaystiran halka hoose kaga boggo:

RB Leipzig vs Manchester City

Club Brugge vs Benfica

Liverpool vs Real Madrid.

AC Milan vs  Tottenham Hotspur

Eintracht Frankfurt vs Napoli

Borussia Dortmund vs Chelsea

Inter vs Porto

Paris Saint-Germain ivs Bayern Munich.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close