Month: November 2022
-
Ameerika
“Ma quusan doono” – Neymar oo farriin xamaasad leh soo diray kaddib dhaawacii gaaray
(Doha) 26 Nof 2022. Dhaawaca soo gaadhay Neymar da Silva ayaa walwal ku abuuray xerada xulka qaranka Brazil iyo jamaahiirta.…
Read More » -
England
Mount oo diiday inuu dib u cusbooneysiiyo heshiiska Chelsea kahor Koobka Adduunka
(London) 26 Nof 2022. Wargeysyada Ingiriiska ayaa lagu sheegay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Mason Mount uu diiday inuu qandaraaska…
Read More » -
Ameerika
Koox la yaab leh oo u dhaqaaqday inay hesho adeega Ronaldo
(Yurub) 26 Nof 2022. Maanta oo Sabti ah, wargeyska “The Sun” ee dalka England ayaa sheegay in kooxda reer Brazil,…
Read More » -
England
RASMI: Chelsea ayaa qandaraaska u kordhisay Trevoh Chalobah
(London) 25 Nof 2022. Chelsea ayaa maanta oo jimco ah si rasmi ah u shaacisay in ay heshiis cusub u kordhisay…
Read More » -
Horyaallada
Pedri oo rajeynaya in Asensio uu ku biiro Barcelona
(Barcelona) 25 Nof 2022. Xiddiga kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Pedri ayaa ammaanay xiddiga ay isku dalka yihiin…
Read More » -
Wararka
“Portugal way fiicnaan lahayd la’aanta Cristiano Ronaldo” – Halyeey Jarmal ah
(Doha) 25 Nof 2022. Halyeeyga xulka qaranka Germany ee Dietmar Hamann ayaa ka hadlay xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo,…
Read More » -
Ameerika
Dani Alves oo ammaanay Pedri iyo Gavi kaddib markii ugu horeysay ay ka soo muuqdeen Koobka Adduunka
(Doha) 24 Nof 2022. Daafaca reer Brazil ee Dani Alves ayaa ammaanay labada ciyaaryahan ee Barcelona iyo xulka qaranka Spain,…
Read More » -
England
Ferdinand oo si weyn u ammaanay wax qabadka mid ka mid ah xiddigaha England ee koobka adduunka
(Doha) 24 Nof 2022. Halyeeyga xulka qaranka England ee Rio Ferdinand oo si weyn u ammaanay wax qabadka mid ka mid…
Read More » -
England
Halyeey Atlético Madrid ah oo tilmamay kooxda la filayo inuu ku biirayo Cristiano Ronaldo
(Madrid) 24 Nof 2022. Halyeeyga reer Portugal iyo kooxda Atlético Madrid ee Paulo Futre ayaa filaya dib ugu laabashada Cristiano Ronaldo…
Read More » -
Wararka
Romario tallo muhiim ah ujeediyay Neymar kahor inta uusan bilaabin ololahiisa Koobka Adduunka Qatar
(Qatar) 22 Nof 2022. Halyeyga reer Brazil Romario, oo dalkiisa kula guuleystay Koobka Adduunka, isla markaana ah gooldhaliyaha ugu sarreeya…
Read More »