Day: October 19, 2022
-
England
“Barcelona iyo Manchester United ayaa diiday, si aan ugu biiro Real Madrid” – Benzema
(Madrid) 19 Okt 2022. Xiddiga reer France iyo kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa shaaca ka qaaday inuu iska diiday…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DEG DEG: Mason Greenwood oo markale dammaanad lagu sii daayey maanta… (Goorma ayuu dib ugu soo laaban doonaa Maxkamadda?)
(Manchester) 19 Okt 2022. Weeraryahanka Manchester United ee Mason Greenwood ayaa mar kale loo ogolaaday inuu dammaanad bannaanka ku joogo kaddib…
Read More » -
Horyaallada
Luis Enrique oo u sharaxan inuu markale ku laabto kooxda Barcelona
(Barcelona) 19 Okt 2022. Wargayska “El Nacional” ayaa sheegay in tababarihii hore ee Barcelona Luis Enrique, isla markaana haatan hoggaamiya xulka…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Elche vs Real Madrid… (Los Blancos oo fursad u heysata inay sii dheereysato hoggaanka horyaalka)
(Valencia) 19 Okt 2022. Kooxda Elche ayaa caawa Estadio Martinez Valero ku soo dhawaynaya hogaamiyayaasha horyaalka ee Real Madrid, iyagoo wali…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester United vs Tottenham Hotspur… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Old Trafford)
(Manchester ) 19 Okt 2022. Kooxaha kaalinta saddexaad iyo shanaad ku kala jira ayaa caawa kulan ka tirsan horyaalka Premier…
Read More » -
England
Horudhaca: Liverpool vs West Ham United… (Reds oo doonaysa in ay sii wadato guushii waynayd ee ay ka gaartay Man City)
(Liverpool) 19 Okt 2022. Liverpool ayaa doonaysa in ay sii wadato guushii waynayd ee ay ka gaartay Manchester City marka ay…
Read More » -
England
Horudhac: Brentford vs Chelsea… (Blues oo raadineysa inay sii wadato guulaheeda bisha October)
(London) 19 Okt 2022. Iyadoo raadineysa inay sii wadato guulaheeda bisha October, si ay u gaarto guusheedii lixaad ee tartamada oo…
Read More »