Day: October 17, 2022
-
England
Ka boggo guud ahaan abaal-marinadii lagu bixiyay xafladdii Ballon d’Or 2022
(Paris) 17 Okt 2022. Majalada France Football oo fadhigeedu yahay magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa bixisay abaal-marino kala…
Read More » -
France
RASMI: Karim Benzema oo markiisii ugu horreysay ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’Or
(Paris) 17 Okt 2022. Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa lagu guddoonsiiyey Karim Benzema abaal-marinta laacibka ugu fiican kubbada…
Read More » -
Horyaallada
Taageerayaasha Barcelona oo ku eedeeyay Xavi inuu mas’uul ka ahaa guuldarradii El Clasico
(Barcelona) 17 Okt 2022. Taageerayaasha Barcelona ayaa farta ku fiiqay tababare Xavi Hernandez, kaddib markii ay ku eedeeyeen inuu mas’uul ka…
Read More » -
England
Ten Hag oo sharaxay sababta uu u badelay Ronaldo kulankii Newcastle
(Manchester) 17 Okt 2022. Tababaraha kooxda Manchester United Erik ten Hag ayaa sabab u noqday badalka xiddiga reer Portugal ee Cristiano…
Read More » -
Champ' League
Goobta iyo goorta lagu balansan yahay Ballon d’Or, & Wax walba oo aad uga baahantahay abaal-marinta Kubadda Dahabka
(Paris) 17 Okt 2022. Waxaa caawa lagu madalsan yahay xafladda weyn ee lagu bixinayo abaal-marinta Ballon d’Or 2022 iyadoo xiddiga ugu…
Read More » -
Horyaallada
“Federico Valverde waa mid ka mid ah saddexda xiddig ee ugu fiican adduunka” – Toni Kroos
(Madrid) 17 Okt 2022. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Germany ee Toni Kroos ayaa aad…
Read More » -
France
Mbappé oo shaaca ka qaaday runta ku saabsan codsigiisa ah inuu ka tago Paris Saint-Germain
(Paris) 17 Okt 2022. Xiddiga Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé, ayaa ka hadlay xaqiiqada wararka tilmaamaya inuu doonayo inuu ka tago…
Read More »