Day: October 12, 2022
-
Champ' League
Barcelona iyo Inter oo barbaro ku kala baxay, Liverpool oo guul weyn gaartay & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Champions League
(Yurub) 12 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaaray, iyadoo ay ku jireen…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Inter ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Barcelona) 12 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Inter…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Rangers iyo Liverpool ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(Scottish) 12 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Rangers iyo Liverpool…
Read More » -
Champ' League
“Waa maxay sababta ay ugu adag tahay ku guuleysiga Champions League? Sababtoo ah waxaa ku jirta Real Madrid” – Guardiola
(Manchester) 12 Okt 2022. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa qirtay dhibka ay kala kulmayaan in ay u tartamaan…
Read More » -
England
Erling Haaland oo shaki laga gelinayo kulanka kooxdiisa Man City ay la leedahay Liverpool… (Sidee wax u jiraan?)
(Manchester) 12 Okt 2022. Macallinka Kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday inuu jiro shaki…
Read More » -
France
“Mbappé aad ayuu ugu faraxsan yahay PSG” – Ramos oo ka naxsaday Real Madrid
(Paris) 12 Okt 2022. Daafaca kooxda Paris Saint-Germain ee Sergio Ramos ayaa xaqiijiyay in saaxiibkiis Kylian Mbappé uu aad ugu faraxsan…
Read More » -
Champ' League
Xavi oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb galaya kulanka caawa ee Inter… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Barcelona) 12 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulankeeda caawa ee tartanka UEFA…
Read More » -
Champ' League
Barcelona, Inter, Liverpool, Bayern Munich, & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaarayo Champions League
(Yurub) 12 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku…
Read More »