Day: October 6, 2022
-
England
Arsenal oo garoonkeeda Emirates guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Bodo/Glimt
(London) 06 Okt 2022. Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Bodo/Glimt, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Europa League: Man United oo guul dirqi ah ka soo heshay kooxda Omonia Nicosia oo ay booqatay
(Yurub) 06 Okt 2022. Manchester United ayaa guul dirqi ah ka soo heshay kooxda Omonia Nicosia oo ay booqatay, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Omonia Nicosia iyo Man United ee tartanka Europa League oo la shaaciyey
(Yurub) 06 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Omonia Nicosia iyo…
Read More » -
England
Guardiola oo ka nixiyay jamaahiirta England kaddib markii uu sheegay suurtagalnimada in xiddiga Man City ah uu ka maqnaan karo koobka adduunka
(Manchester) 06 Okt 2022. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa si maldahan u sheegay suurtogalnimada uu…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Ancelotti kaddib guushii ay Real Madrid ka gaartay Shakhtar Donetsk?
(Madrid) 06 Okt 2022. Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay guushii ay xalay kooxdiisa ka gaartay Shakhtar Donetsk.…
Read More » -
England
Arsenal, Manchester United, Roma & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaarayo tartanka Europa League
(Yurub) 06 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Europa League ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku…
Read More »