Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man City iyo FC Copenhagen ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Manchester) 05 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo FC Copenhagen kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Man City iyo FC Copenhagen:

Man City XI: Ederson, Cancelo, Dias, Laporte, Gomez, Mahrez, Gundogan, Bernardo, Grealish, Alvarez, Haaland.

Subs: Ortega Moreno, Carson, Ake, Rodrigo, De Bruyne, Akanji, Foden, Palmer, Lewis, Wilson-Esbrand.

FC Copenhagen XI: Grabara, Diks, Vavro, Khocholava, Kristiansen, Stamenic, Larager, Johannesson, Claesson, Daramy, Karamako.

Subs: Johnsson, Ryan, Sorensen, Babacar, Cornelius, Mukairu, Jelert, Ankersen, Lund, Haraldsson, Bardghji.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close