Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea Iyo Milan ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(London) 05 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Iyo Milan kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Chelsea Iyo Milan:

Chelsea XI: Kepa, Koulibaly, Thiago Silva, Fofana, James, Kovacic, Loftus-Cheek, Chilwell, Mount, Sterling, Aubameyang.

Subs: Bettinelli, Mendy, Jorginho, Pulisic, Chalobah, Broja, Zakaria, Havertz, Cucurella, Ziyech, Gallagher, Azpilicueta,

AC Milan XI: Tatarusanu, Dest, Kalulu, Tomori, Ballo, Bennacer, Tonali, Giroud, Krunic, De Ketelaere, Rafael Leao,

Subs: Mirante, Jungdal, Diaz, Rebic, Origi, Pobega, Gabbia, Gala, Coubis.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close