Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Man United ee Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 02 Okt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Manchester United ee Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa doonaysa inay soo yareyso dhibcaha ay Arsenal kaga hayso hoggaanka horyaalka Premier League, marka ay maanta oo Axad ah ay garoonkeeda Etihad ku soo dhoweynayso Manchester United.

Red Devils ayaa dib ugu soo laabanaysa ciyaaraha Premier League tan iyo markii ay Arsenal 3-1 kaga badisay 4-ta bishii Sebtember, halka kooxda Pep Guardiola ay 3-0 kaga badisay Wolverhampton Wanderers ka hor inta aan la aadin ciyaaraha caalamiga ah.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI: Ederson, Walker, Akanji, Ake, Cancelo, Gundogan (C), De Bruyne, Bernardo, Foden, Haaland, Grealish.

Keydka Man City: Ortega Moreno, Carson, Dias, Laporte, Alvarez, Gomez, Mahrez, Palmer, Lewis.

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close