Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Osasuna… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Madrid) 02 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulan ay caawa ku soo dhaweyn doonaan Osasuna garoonka Santiago Bernabéu, kaasoo qeyb ah kulammada toddobaadkan ee horyaalka La Liga.

Liiskan lagu dhawaaqay ee magacayada xiddigaha kooxda Real Madrid ugu qeyb galaya kulanka Osasuna ayaa waxaa dib ugu soo laabtay Karim Benzema oo kaga maqnaa garoomada dhawaantan dhaawac soo gaaray.

Sidoo kale waxaa ku soo wada baxay oo dhammaantood la heli karaa adeegooda kulanka caawa xiddigaha kale eek ala ah Eden Hazard, Vinícius Júnior iyo Rodrygo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-galaya kulanka caawa ee Osasuna:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close