Xavi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka caawa ee Mallorca… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

(Barcelona) 01 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka Mallorca kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Kooxda Barcelona ayaa doonaysa inay sii joogteyso bandhigeeda fiican ee xilli ciyaareedkan ay ka sameyneyso horyaalka La Liga, marka ay caawa booqato naadiga Mallorca.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb-gaya kulanka ay caawa booqan doonaan kooxda Mallorca:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close