Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Brighton ee Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 01 Okt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Brighton & Hove Albion ee Premier League oo la shaaciyey

Haddaba Waxaa goordhow la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Brighton & Hove Albion kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI: Henderson, Thiago, Matip, Alisson, Firmino, Salah, Van Dijk, Fabinho, Tsimikas, Alexander-Arnold, Fabio Carvalho

Subs: Milner, Adrian, Arthur, Joe Gomez, Jota, Luis Díaz, Darwin Núñez, N. Phillips, Elliott

Brighton XI: Webster, Welbeck, Gross, Veltman, Dunk, Trossard, March, Pervis Estupiñán, Robert Sánchez, Mac Allister, Moisés Caicedo

Subs: Lallana, Steele, Deniz Undav, K. Mitoma, Jeremy Sarmiento, Gilmour, Tariq Lamptey, Julio Enciso, Levi Colwill.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close