Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Crystal Palace iyo Chelsea ee Premier League oo la shaaciyey

(London) 01 Okt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Crystal Palace iyo Chelsea ee Premier League oo la shaaciyey

Graham Potter ayaa kulankiisii koowaad ee Premier League ah kooxdaas hoggaamin doona iyagoo ciyaar London Derby ah booqanaya Crystal Palace oo uu horkacayo Patrick Vieira.

Haddaba Waxaa goordhow la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Crystal Palace iyo Chelsea kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI: Kepa; James, Silva, Fofana, Chilwell; Mount, Jorginho, Kovacic; Havertz, Aubameyang, Sterling.

Subs: Bettinelli, Azpilicueta, Chalobah, Koulibaly, Gallagher, Loftus-Cheek, Pulisic, Ziyech, Broja.

Crystal Palace XI:  Guaita; Clyne, Ward, Guehi, Mitchell; Olise, Doucoure, Eze; Ayew, Edouard, Zaha.

Subs: Johnstone, Tomkins, Riedewald, Milivojevic, Schlupp, Hughes, Ebiowei, Mateta, Gordon.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close