Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Tottenham ee Premier League oo la shaaciyey

(London) 01 Okt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo  Tottenham ee Premier League ayaa la shaaciyey.

Gunners ayaa kulankan soo gali doonta iyadoo diyaar u ah inay difaacato hoggaaminta horyaalka horyaalka Premier League, halka Tottenham ay dhankeeda dooneyso inay muujiso sida ay diyaar ugu tahay xilli ciyaareedkan inay dagaalanto.

Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates ku soo dhaweyn doonta naadiga Tottenham si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Haddaba Waxaa goordhow la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Tottenham kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI: Ramsdale; White, Saliba, Gabriel, Zinchenko; Partey, Xhaka; Saka, Jesus, Martinelli, Odegaard.

Subs: Vieira, Marquinhos, Nelson, Nketiah, Turner, Tierney, Tomiyasu, Holding, Lokonga.

Tottenham XI: Lloris, Romero, Dier, Lenglet, Emerson, Hojbjerg, Bentancur, Perisic, Son, Kane, Richarlison.

Subs: Gil, Sessegnon, Spencer, Sarr, Bissouma Forster, Doherty, Skipp, Sanchez.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close