Arsenal, Liverpool, Chelsea, Barcelona, Milan, Inter, Dortmund, PSG & Guud ahaan kulammada laga ciyaari doono shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub

(Yurub) 01 Okt 2022. Kulammo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub ayaa maanta ilaa caawa la ciyaari doonaa gaar ahaa horyaallada Premier League, La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1.

Kooxaha waa weyn ee ciyaari doona waxaa ka mid ah Arsenal, Liverpool, Chelsea, Barcelona, AC Milan, Inter Milan iyo PSG.

Waxaa indhaha lagu hayn doonaa kulanka Arsenal ay soo dhoweynayso Tottenham iyo midka u dhexeeya Inter Milan & Roma.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada la ciyaari doono maanta shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub:-

England – Premier League

02:30 Duhurnimo Arsenal vs Tottenham Hotspur

05:00 Galabnimo AFC Bournemouth vs Brentford

05:00 Galabnimo Crystal Palace vs Chelsea

05:00 Galabnimo Fulham vs Newcastle United

05:00 Galabnimo Liverpool vs Brighton & Hove Albion

05:00 Galabnimo Southampton vs Everton

07:30 Fiidnimo West Ham United vs Wolverhampton Wanderers

Spain – LaLiga Santander

03:00 Galabnimo Cadiz vs Villarreal

05:15 Galabnimo Getafe vs Real Valladolid

07:30 Fiidnimo Sevilla vs Atletico Madrid

10:00 Habeennimo Mallorca vs Barcelona

Italy – Serie A

04:00 Galabnimo Napoli vs Torino

07:00 Fiidnimo Inter vs Roma

09:45 Habeennimo Empoli vs AC Milan

Germany – Bundesliga

04:30 Galabnimo  Eintracht Frankfurt vs Union Berlin

04:30 Galabnimo FC Cologne vs Borussia Dortmund

04:30 Galabnimo Freiburg vs Mainz

04:30 Galabnimo RB Leipzig vs Bochum

04:30 Galabnimo Wolfsburg vs VfB Stuttgart

07:30 Fiidnimo Werder Bremen vs Borussia Monchengladbach

France – Ligue 1

06:00 Maqribnimo Strasbourg vs Rennes

10:00 Habeennimo Paris Saint-Germain vs Nice

FG: Guud ahaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close