Day: September 22, 2022
-
England
Rodri oo tilmaamay kooxda ay Man City ku tartami doonaan Premier League xilli ciyaareedkan
(Manchester) 22 Sebt 2022. Ciyaaryahanka kooxda Manchester City ee Rodri ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu u maleynayo inay kula tartami…
Read More » -
England
RASMI: Xiddigaha u sharraxan abaal-marinta laacibka bisha September ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Egland) 22 Sebt 2022. Waxaa shaaca laga qaaday liiska xiddigaha u sharaxan abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishan sii…
Read More » -
Horyaallada
“Barcelona waxa ay haysataa wax walba oo ay ugu soo laaban karto heerka sare” – Ronaldinho
(Barcelona) 22 Sebt 2022. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Ronaldinho ayaa ammaanay naadiga reer Catalonia ee uu hoggaamiyo…
Read More » -
France
KFC oo Maxkamad la koraysa Kylian Mbappe & Waxa Maqaayaddani ay ku haysato Weeraryahanka Kooxda PSG
(Paris) 22 Sebt 2022. Maqaayadda KFC maamulkeeda ayaa ku hanjabaya inay Maxkamadda la kori doonaan xiddiga Kooxda PSG ee Kylian…
Read More »