Brentford v Arsenal, Atletico Madrid v Real Madrid, AC Milan v Napoli & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub

(Yurub) 18 Sebt 2022. Kulammo ka tirsan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.

Waxaa la ciyaari doonaa horyaallada waa weyn ee Premier League, La Liga, Serie A, Bundeliga iyo Ligue 1.

Kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub, waxaa kooxaha dheelaya ka mid ah Arsenal oo booqanaysa Brentford kulan qeyb ka ah horyaalka Premier League, kooxda Atletico Madrid oo kulanka Madrid derby soo dhoweynaysa kooxda Real Madrid.

AC Milan ayaa dhankeeda kulan ku tirsan horyaalka Serie A soo dhoweynaysa Napoli, iyadoo Juventus, Inter iyo Roma ay la kala ciyaari doonaan kooxo kala duwan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub:-

England – Premier League

02:00 Duhurnimo Brentford vs Arsenal

04:15 Galabnimo Everton vs West Ham United

Spain – LaLiga Santander

03:00 Galabnimo Osasuna vs Getafe

05:15 Galabnimo Villarreal vs Sevilla

07:30 Fiidnimo Real Betis vs Girona

07:30 Fiidnimo Real Sociedad vs Espanyol

10:00 Habeenimo Atletico Madrid vs Real Madrid

Italy – Serie A

01:30 Duhurnimo Udinese vs Inter

04:00 Galabnimo Cremonese vs Lazio

04:00 Galabnimo Fiorentina vs Verona

04:00 Galabnimo Monza vs Juventus

07:00 Fiidnimo Roma vs Atalanta

09:45 Habeennimo AC Milan vs Napoli

Germany – Bundesliga

04:30 Galabnimo Union Berlin vs Wolfsburg

06:30 Maqribnimo Bochum vs FC Cologne

08:30 Habeennim Hoffenheim vs Freiburg

France – Ligue 1

02:00 Duhurnimo Reims vs Monaco

04:00 Galabnimo Brest vs AC Ajaccio

04:00 Galabnimo Clermont Foot vs Troyes

04:00 Galabnimo Marseille vs Rennes

04:00 Galabnimo Nice vs Angers

06:05 Maqribnimo Nantes vs Lens

09:45 Habeennimo Lyon vs Paris Saint-Germain

FG: Guud ahaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close