FC Sheriff vs Manchester United & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Tartanka UEFA Europa League

(Yurub) 15 Sebt 2022. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan heerka guruubyada Europa League, iyadoo ay qeyb ka yihiin kuwo kooxo waa weyn ay ciyaari doonaan.

Manchester United oo guuldarro kala soo kulantay kooxda reer Spain ee Real Sociedad kulankeedii koowaad ayaa caawa booqasho ugu tagaysa FC Sheriff.

Kulammada kale ee caawa la ciyaari doono waxaa ku jira Roma ay soo dhoweynayso naadiga Helsinki, halka Lazio ay booqanayso FC Midtjylland.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Koob yaraha Yurub ee UEFA Europa League:-

Group A

10:00 Habeennimo Bodoe/Glimt vs FC Zurich

Group B

10:00 Habeennimo Dynamo Kyiv vs AEK Larnaca

10:00 Habeennimo Rennes vs Fenerbahce

Group C

10:00 Habeennimo Real Betis vs Ludogorets Razgrad

10:00 Habeennimo Roma vs HJK Helsinki

Group D

10:00 Habeennimo SC Braga vs Union Berlin

10:00 Habeennimo Union St.Gilloise vs Malmo FF

Group E

07:45 Fiidnimo FC Sheriff vs Manchester United

07:45 Fiidnimo Real Sociedad vs Omonia Nicosia

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close