Day: September 11, 2022
-
Champ' League
Xavi oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka Bayern Munich ee Champions League
(Barcelona) 11 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulankeeda labaad UEFA Champions League…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid oo garoonkeeda Santiago Bernabéu ku garaacday Real Mallorca
(Madrid) 11 Sebt 2022. Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabéu ku garaacday Real Mallorca, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-1, ciyaar…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Real Mallorca ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 11 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Real Mallorca ee horyaalka La Liga ayaa la…
Read More » -
England
Real Madrid, Juventus & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub
(Yurub) 11 Sebt 2022. Kulammo ka tirsan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Real Madrid vs Real Mallorca… (Los Blancos oo maanta dib ugu soo laaban karta hoggaanka horyaalka La Liga)
(Madrid) 11 Sebt 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa doonaysa inay sii wadato qaabka boqolkiiba boqol ah oo ay…
Read More »