Day: September 9, 2022
-
Horyaallada
Xavi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Cadiz
(Barcelona) 09 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka Cadiz kula ciyaari doonaan…
Read More » -
England
RASMI: Kulammada Premier League oo dib loo dhigay kaddib geerida boqoradii UK ee Queen Elizabeth II
(London) 09 Sebt 2022. Maamulka Premier League ayaa go’aamiyay in dib loo dhigo kulammadii Isbuuca toddobaad ee horyaalka oo lagu waday…
Read More » -
England
Chelsea oo go’aamineysa masiirka Aubameyang kaddib markii la ceyriyay tababare Tuchel
(London) 09 Sebt 2022. Wargeyska Telegraph ayaa shaaca ka qaaday masiirka weeraryahanka cusub ee kooxda Chelsea Pierre-Emerick Aubameyang, kaddib markii…
Read More » -
Champ' League
Mbappé oo tilmaamay maalmihiisii ugu adkaa ee Paris Saint-Germain
(Paris) 09 Sebt 2022. Kylian Mbappé ayaa tilmaamay inuu ku noolaa maalmihiisii ugu adkaa markii Paris Saint-Germain ay 2020-kii finalka…
Read More » -
Horyaallada
“Dembele ayaa ka faa’iido badan Lewandowski” – Xiddig hore ee kooxda Barcelona ah
(Barcelona) 09 Sebt 2022. Xiddig hore ee kooxda Barcelona ah ayaa ammaanay Ousmane Dembélé, isagoo carabka ku adkeeyay inuu ka faa’iido…
Read More »