Day: September 6, 2022
-
Champ' League
Real Madrid, Man City iyo PSG oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Champions League
(Yurub) 06 Sebt 2022. Kulamada ugu horreeya heerka guruubyada Champions League xilli ciyaareedkan ayaa caawa la ciyaara, iyadoo kooxo waa weyn…
Read More » -
Champ' League
Dinamo Zagreb oo guul ka gaartay Chelsea kulankeeda koowaad tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2022/23
(Yurub) 06 Sebt 2022. Kooxda Dinamo Zagreb ayaa guul kaga daah furatay kulankeeda koowaad UEFA Champions League ee xilli ciyaareedkan 2022/23,…
Read More » -
Champ' League
Xavi oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Viktoria Plzen
(Barcelona) 06 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulankeeda koowaad UEFA Champions League…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Dinamo Zagreb & Chelsea oo la shaaciyey… (Miyuu ku billowday Aubameyang?)
(Zagreb) 06 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Dinamo Zagreb…
Read More » -
England
Man United, Liverpool & Bayern Munich oo ku tartamaya saxiixa da’yar ka tirsan kooxda Barcelona
(Barcelona) 06 Sebt 2022. Kooxaha Manchester United, Liverpool iyo Bayern Munich ayaa la soo warinayaa inay tartan adag ugu jiraan…
Read More » -
Champ' League
Chelsea, Man City, Real Madrid, Milan, Juve, PSG & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Tartanka UEFA Champions League
(Yurub) 06 Sebt 2022. Kulamada ugu horreeya heerka guruubyada Champions League xilli ciyaareedkan ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo kooxo…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: Sevilla vs Man City… (Haaland oo City ugu bilaabanaya safka hore ee UEFA Champions League)
(Paris) 06 Sebt 2022. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa kulankeeda koowaad ee UEFA Champions League ku bilaabaynaysa safka ay…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: PSG vs Juventus… (Juve oo kulankeeda koowaad ee UCL ku bilabanaysa kulanka caawa ka dhacaya Paris)
(Paris) 06 Sebt 2022. Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Juventus ayaa caawa kulankoodii koowaad ee Champions League xilli ciyaareedkan ku wada…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: Dinamo Zagreb vs Chelsea… (Blues oo booqanaysa Kooxda reer Croatia kulankooda koowaad ee UCL)
(Zagreb) 06 Sebt 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa kulankeeda furitaanka heerka guruubyada UEFA Champions League caawa booqanaysa Naadiga Dinamo…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: Celtic vs Real Madrid… (Los Blancos oo caawa bilaabaysa difaacashadeeda UEFA Champions League)
(Glasgow) 06 Sebt 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa caawa bilaabaysa difaacashadeeda tartanka Champions League, marka ay kulankeeda ugu…
Read More »