Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 15 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Labada kooxood ee Liverpool iyo Crystal Palace ayaa raadinaya guushoodii ugu horreyey ee horyaalka Premier League xilli ciyaareedkiisa cusub ee 2022-23, marka ay garoonka Anfield ku wada ciyaari doonaan caawa.

Reds oo barbaro 2-2 ah la soo gashay Fulham kulankeedii furitaanka horyaalka Premier League fasal ciyaareedkan cusub ayaa caawa soo dhoweynaysa dhiggeeda Crystal Palace oo kulankoodii koowaad ee horyaalka guuldarro 2-0 ah kala soo kulmay Arsenal.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI: Allison, Alexander-Arnold, N.Phillips, Van Dijk, Robertson, Elliott, Fabinho, Milner, Salah, Nunez, Diaz

subs: Adrian, Gomez, Keita, Tsimikas, Henderson, Carvalho, Clarke, Bajcetic, Van den Berg.

Crystal Palace XI: Guaita, Clyne, Andersen, Guehi, Ward, Mitchell, Doucoure, Eze, Schlupp, Ayew, Zaha.

Subs: Johnstone,Milivojevic, Olise, Mateta, Hughes, Edouard, Ebiowei, Richards, Plange

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close