Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea vs Tottenham ee Premier League oo la shaaciyey

(London) 14 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea vs Tottenham ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur ayaa isku faro-saari doona garoonka Stamford Bridge maqribnimada maanta, iyagoo indhaha ku haya inay sii xoojistaan guulahoodii ay soo gaareen kulammadoodii furitaanka horyaalka Premier League xilli ciyaareekda cusub.

Spurs ayaa guuldarro 4-1 ah soo laqsiisay Southampton kuna daah furatay horyaalka Premier League kal ciyaareedkiisa cusub, halka Chelsea ay 1-0 ku soo dishay Everton.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI: Mendy, Silva, Koulibaly, James, Loftus-Cheek, Cucurella, Kante, Jorginho, Mount, Havertz, Sterling

Subs: Kepa, Pulisic, Chalobah, Broja, Ziyech, Gallagher, Hudson-Odoi, Chilwell

Tottenham XI: Lloris, Romero, Dier, Davies, Royal, Bentancur, Hojbjerg, Sessegnon, Kulusevski, Son, Kane

Subs: Forster, Doherty, Sanchez, Gil, Perisic, Richarlison, Moura, Tanganga, Bissouma

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close