Day: August 14, 2022
-
Horyaallada
Real Madrid oo guul ku daah furatay La Liga kaddib markii ay guul soo laabasho ah ka gaartay kooxda Almeria
(Barcelona) 14 Agoosto 2022. Real Madrid ayaa guul ku daah furatay horyaalka La Liga kaddib markii ay guul soo laabasho oo…
Read More » -
England
Koooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge
(London) 14 Agoosto 2022. Koooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea vs Tottenham ee Premier League oo la shaaciyey
(London) 14 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea vs Tottenham ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxaha Chelsea…
Read More » -
England
Frenkie de Jong oo xiddigaha ay ka wada tirsan yihiin Barcelona u sheegay kooxda uu ku biiri karo… (Ma Man United mise Chelsea?)
(Barcelona) 14 Agoosto 2022. Laacibka khadka dhexe ee Barcelona, Frenkie de Jong ayaa la soo warinayaa in xiddigaha ay isku kooxda yihiin…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Almeria vs Real Madrid… (Difaacdayaasha horyaalka La Liga oo caawa booqanaya kooxda ku cusub horyaalka)
(Barcelona) 14 Agoosto 2022. Almeria ayaa wajahaysa caawa tijaabo dhab ah soo laabashadooda horyaalka La Liga marka ay garoonkooda Power…
Read More » -
England
Horudhac: Chelsea vs Tottenham … (Xaqiiqooyinka aadka uga baahan tahay kulanka London derby ee maanta ka dhacaya Stamford Bridge)
(London) 14 Agoosto 2022. Kooxaha Chelsea iyo Tottenham Hotspur ayaa isku faro-saari doona garoonka Stamford Bridge maqribnimada maanta, iyagoo indhaha…
Read More »