Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brentford iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Brentford) 13 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brentford iyo Man United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Manchester United ayaa doonaysa inay ka soo kabato guuldarradii ay ku bilaabatay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan ee ka soo gaartay Brighton & Hove Albion, marka ay caawa booqanayaan naadiga Brentford.

Red Devils ayaa guuldarro 2-1 ah ay ka soo gaartay Brighton iyagoo garoonkooda Old Trafford lagu ciyaarayay kulankoodii furitaanka Premier League Axaddii la soo dhaafay.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brentford XI: P. Jansson, Mee, C. Nørgaard, I. Toney, David Raya, R. Henry, J. Dasilva, M. Jensen, M. Roerslev, B. Mbeumo, A. Hickey.

Subs: S. Ghoddos, Strakosha, Y. Wissa, Janelt, M. Sørensen, F. Onyeka, S. Baptiste, M. Damsgaard, K. Lewis-Potter.

Man Utd XI: Ronaldo, De Gea, Eriksen, Maguire, Fred, Shaw, Bruno Fernandes, Dalot, Rashford, Sancho, Martinez.

Subs: Heaton, Varane, Van de Beek, Wan-Bissaka, McTominay, T. Malacia, Garner, A. Elanga, Alejandro Garnacho.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close