Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Almeria

(Madrid) 13 Agoosto 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka ay kaga daah furanayaan La Liga Xilli ciyaareedka cusub 2022/23, kaasoo ay booqan doonaan kooxda Almeria.

Liiska Real Madrid ayaa waxaa hoggaaminaya xiddigaha kala ah, Benzema, Hazard, Vini Jr. & Modric.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-gaya kulanka habeen dambe ee Almeria:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close