Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 06 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Waa mid ka mid ah kulammada ugu xiisaha badan usbuuca furitaanka xilli ciyaareedka cusub 2022-23 ee horyaalka Premier League, kaasoo fiidnimada caawa oo Sabti ah ka dhici doona garoonka Goodison Park.

Toffees ayaa ku dhameysatay kaalinta 16-aad xilli ciyaareedkii hore, kaliya waxay si dirqi ah uga fogaatay inay u laabato heerka labaad ee Championship, halka Chelsea ay ku dhammeysatay kaalinta seddexaad ee dhanka kala sarreynta horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Everton XI: Pickford, Doucoure, Godfrey, Tarkowski, Iwobi, Mina, Gray, V. Mykolenko, Gordon, McNeil, N. Patterson

Subs: A. Begović, Allan, Keane, Alli, Gbamin, Holgate, Vinagre, L. Warrington, Stanley Mills

Chelsea XI: Thiago Silva, Azpilicueta, Koulibaly, Sterling, Jorginho, E. Mendy, Kante, Mount, Chilwell, Havertz, Reece James

Subs: Kovacic, Kepa, Ziyech, Loftus-Cheek, Cucurella, T. Chalobah, Pulisic, C. Gallagher, A. Broja

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close