Day: August 6, 2022
-
England
Chelsea oo guul dirqi ah ka heshay kooxda Everton kulankeeda ugu horreeyey Premier League xilli ciyaareedka cusub 2022-23
(Liverpool) 06 Agoosto 2022. Chelsea oo guul dirqi ah ka heshay kooxda Everton kulankeeda ugu horreeyey Premier League xilli ciyaareedka cusub 2022-23,…
Read More » -
England
Arsenal oo diyaar u ah inay dalab ka gudbiso xiddig ka ciyaara Premier League-ga
(London) 06 Agoosto 2022. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsaneyso inay u dhaqaaqdo ciyaaryahanka khadka dhexe ee…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 06 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Waa mid…
Read More » -
Horyaallada
Inter Milan oo isha ku haysa mid kamid daafacyadda Real Madrid
(Milano) 06 Agoosto 2022. Daafaca midig ee Real Madrid Alvaro Odriozola ayaa lala xiriirinayaa inuu u dhaqaaqayo Inter Milan xagaagan, sida…
Read More » -
England
Liverpool oo barbaro ku furtay kulankeedii ugu horreeyey Premier League xilli ciyaareedka cusub 2022-23
(London) 06 Agoosto 2022. Liverpool ayaa barbaro ku furtay kulankeedii ugu horreeyey horyaalka Premier League xilli ciyaareedka cusub 2022-23, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Fulham vs Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 06 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Fulham vs Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Liverpool ayaa kulankeeda…
Read More » -
England
Chelsea oo xiddig muhiim ah u soo bandhigtay Barcelona si ay kaga hesho saxiixa De Jong
(London) 06 Agoosto 2022. Chelsea ayaa dalab ka gudbisay xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Holland Frenkie de Jong, kaas oo qiimihiisu…
Read More » -
Horyaallada
“Waan garanayaa sida loola ciyaaro Real Madrid” – Lewandowski
(Barcelona) 06 Agoosto 2022. Weeraryahanka cusub ee Barcelona Robert Lewandowski ayaa xilli hore bilaabay dagaal dhanka afka ah oo uu kula jiro…
Read More » -
England
Arteta oo xaqiijiyay in Arsenal ay rajaynayso saxiixyo badan… (Muxuuse ka yiri guushii ay ka gaareen Crystal Palace?)
(London) 06 Agoosto 2022. Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa guul kaga daah furatay xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Premier League 2022/23,…
Read More » -
England
Hordhaca: Everton vs Chelsea – Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka ugu adag Isbuuca furitaanka ee horyaalka Premier League
(Liverpool) 06 Agoosto 2022. Waa mid ka mid ah kulammada ugu xiisaha badan usbuuca furitaanka xilli ciyaareedka cusub 2022-23 ee horyaalka…
Read More »