Day: August 5, 2022
-
England
Arsenal oo guul ku daah furatay horyaalka Premier League, kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Crystal Palace
(London) 05 Agoosto 2022. Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa guul kaga daah furatay xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Premier League 2022/23,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah Kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal ee kulanka caawa lagu furayo Premier League oo la shaaciyey
(London) 05 Agoosto 2022. Shaxda rasmiga ah Kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal ee kulanka caawa lagu furayo Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
England
Guardiola oo qiray in Bernardo Silva uu ka tagi karo Manchester City
(London) 05 Agoosto 2022. Tababaraha reer Spain ee Pep Guardiola ayaa qiray suurtogalnimada ah inuu ka tago xiddiga reer Portugal ee Bernardo…
Read More » -
England
Ten Hag oo shuruud ku xiray heshiisyada cusub ee Manchester United
(London) 05 Agoosto 2022. Manchester United ayaa ku soo dhawaynaysa kooxda Brighton, Axada soo socota, garoonka Old Trafford, toddobaadka ugu horreeya…
Read More » -
England
Tuchel oo sharxay fikirkiisa ku aadan tartanka Chelsea ee horyaalka Premier League
(London) 05 Agoosto 2022. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa sharaxay fikirkiisa ku aadan tartanka ay Blues ugu jirto hanashada horyaalka…
Read More » -
England
Horudhaca: Crystal Palace vs Arsenal – Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ee lagu furayo Premier League
(London) 05 Agoosto 2022. Xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ayaa caawa la daah furi doonaa, waxaana ololaha 2022/23 uu ku furmi…
Read More »