Day: August 3, 2022
-
England
Chelsea oo si weyn kula tartami doonta Man United saxiixa Frenkie de Jong
(London) 03 Agoosto 2022. Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa lagu soo warramayaa inay ku rajo weyn tahay inay Manchester United ku…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid iyo Carlo Ancelotti oo go’aan ka gaaray arrinta ku saabsan weerarka kooxda
(Madrid) 03 Agoosto 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lagusoo warramaya inaysan samaydoonin saxiix weeraryahan ah, iyadoo Benzema uu yahay lambarka sagaalaad…
Read More » -
England
Chelsea oo ku dhow inay afduubto xiddig bar-tilmaameed u ah Guardiola
(London) 03 Agoosto 2022. Chelsea ayaa ku dhow inay la soo wareegto daafaca reer Spain ee Brighton Marc Cucurella, inkastoo Manchester…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo markale isku dayeysa saxiixa xiddig ay si weyn u dooneyso
(Barcelona) 03 Agoosto 2022. Wargeyska Isbaanishka ee Sport ayaa shaaca ka qaaday isku day cusub oo ay Barcelona ku dooneysay daafaca…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo uga digay Man United mustaqbalka Cristiano Ronaldo
(Manchester) 03 Agoosto 2022. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa ku booriyay baahida loo qabo in la go’aamiyo mustaqbalka…
Read More »